Codka Ubax Podcast
1) SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a text Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa...Show More
2) SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show
3) SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show
4) SE11EP01 ABDI ADDE
Send us a textABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!Support the show
5) SE10EP04 Waan Is Guursannay 4
Send us a textWaa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!Support the show
6) SE10EP03 Waan Is Guursannay 3
Send us a textWaa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
7) SE10EP02 Waan Is Guursannay 2
Send us a textWaa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
8) SE10EP01 Waan Is Guursannay
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!Support th...Show More
9) SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!Support the Show.
10) SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.Support the Show.